Saleebaan Xaglotoosiye oo ka hadlay xarig loo geestay Xaaskiisa iyo Cida uu ku tuhmayo

Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye, Wasiirkii Hore ee Caafimaadka Somaliland oo  Warbaahinta lahadlay ayaa Sheegay in magaalada Burco lagu Xidhay Xaaskiisa iyo Gaadhigiisa oo ay la socdeen Qoyskiisu, Kuwaasi oo uu sheegay inay kusii jeedeen Gobolka Sool. Wuxuu eedaynta Xadhigaasi dusha uga tuuray Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland Muuse Bixii Cabdi, Wuxuuna sheegay inaysan Jirin wax khilaaf … Continue reading Saleebaan Xaglotoosiye oo ka hadlay xarig loo geestay Xaaskiisa iyo Cida uu ku tuhmayo